Gewalt gegen Frauen ist eine Verletzung der Grundrechte von Frauen und ist gesetzlich verboten.
Frauen erleiden unterschiedlichste Formen der Gewalt, z.B. kontrollieren, drohen, erniedrigen, einsperren, Geld verweigern, schlagen, zu sexuellen Handlungen zwingen, Kontakte zu anderen verbieten und ähnliches. Durch die Gewalthandlung übt der – meist männliche – Täter Macht und Kontrolle aus.
Rabshada ka soo horjeedo haweenka waa xadgudubka xaquuqda aasaaska haweenka oo sharci ahaaan ayaa loo mamnuucay.
Haweenka waxay la dhibaatoodaan qaabab kala duwan oo rabshad ah, tusaale ahaan, xukumida, hanjabaada, liidida, xabsiyeynta, lacag u diidista, garaacida, ku xoogida dhaqamada galmada, laga mamnuucay xiriirka dadka kale, magacaabida dhoor. Dambiilayaasha ragga caadiga ahisticmaalaan awood oo ku xakameeyaan dhinaca fallalka rabshada.
Gewalt gegen Frauen ist immer auch Gewalt gegen die Kinder.
Allein das Miterleben der Gewalt zwischen den Eltern ist für Kinder traumatisierend und kann zu emotionalen, sozialen, psychischen und physischen Beeinträchtigungen führen. Es besteht die Gefahr, dass der Kreislauf der Gewalt, sowohl in Bezug auf die Opferrolle als auch in Bezug auf die Täterrolle über Generationen weiter gegeben wird.
Rabshada ka soo horjeedo haweenka marwalba waa rabshad ka soo horjeedo carruurta sidoo kale.
Waxaa la filayaa marqaati ka noqoshada u dhaxeyso waaladiinta kaliya waa qaabka dhaawicida carruurta oo waxay u hogaamin kartaa curyaannimada dareenka, bulshada, cilmi nafsiga, iyo jirka. Waxaa jiro halis ee wareega rabshada, labadaba ee la xiriirto dhibanaha oo la xiriirto dambiilayaasha, waxay ka gudbi kartaa qarni ku qarni.
Gewalt in der Partnerschaft ist nach wie vor ein Tabuthema.
Aus diesem Grund fällt es den betroffenen Frauen schwer, über ihre Gewalterfahrungen zu sprechen. Sie ertragen die Situation oft über Jahre hinweg, weil sie eher die Schuld bei sich suchen, als den Täter verantwortlich zu machen. Sie befürchten, dass ihnen die Schuld am Auseinanderbrechen der Familie zugeschrieben wird, wenn sie sich aus der Gewaltbeziehung lösen. Wirtschaftliche Unabhängigkeit und Eigenständigkeit müssen oft erst wieder erreicht werden.
Rabshada xiriirka waa maado aan laga hadlin. Sababtaan, way adagtay in naagta ku lugleh in ay ka hadlaan waaya aragnimadooda xadgudubka. Waxay inta badan sii raagtaa xaalada sanooyin, sababtoo ah waxay dusha ka saaraan eedeynta nafsadooda badelkii dambiilayaasha masuulka ka ah. Waxay ka baqaan in lagu eedeynayo kala taga qoyska haddii ay ka saaraan nafsadooda xiriirka rabshada. Madax banaanida dhaqaalaha iyo madaxbanaanida waa in inta badan marka koowaad la gaaraa.
Mindestens jede vierte Frau in Deutschland im Alter von 16 bis 85 Jahren, die in einer Partnerschaft lebt oder gelebt hat, hat körperliche und/ oder sexuelle Übergriffe durch einen Beziehungspartner erfahren. Fast die Hälfte aller Frauen haben Formen von psychischer Gewalt erlebt.
Ugu yaraan hal afartii haween ee ku nool Jarmalka da’dooda ah 16 ilaa 85 ee la nool ama la noolaa lamaane, waxay la kulmeen weerarka jirka iyo/ama galmada ee xiriirka lamaanaha. Ku dhawaadkii bar ka mid ah haweenka oo dhan waxay la kulmeen qaababka rabshada jirka.
Etwa 45.000 Frauen und ihre Kinder suchen jährlich in Deutschland Hilfe und Unterstützung in Frauenhäusern. Das Frauenhaus Göttingen bietet Gewaltschutzberatung, psychosoziale Beratung und vorübergehende Wohnmöglichkeit in einer Hausgemeinschaft für gewaltbetroffene Frauen und ihre Kinder.
Qiyaastii 45,000 haweenka iyo carruurtooda waxay raadiyaan sannad walba caawinta iyo taageerada hoyga haweenka ee Jarmalka. Hoyga Haweenka Göttingen wuxuu siiyaa la talin ee illaalada rabshada, la talinta cilmi nafsiga, iyo guri ku meel gaar ah ee qoyska ee haweenka saameysay rabshada iyo carruurtooda.
Für eine Beratung oder eine Aufnahme im Frauenhaus rufen Sie uns an: Telefon 05 51/ 52 11 800. Wir sind täglich telefonisch erreichbar, auch an Wochenenden und Feiertagen. Außerhalb unserer Bereitschaftszeiten wenden Sie sich in Notfällen bitte an die Polizei (110).
La talinta ama ogolaanshaha hoyga haweenka, na soo wac: Taleefonka 05 51/52 11 800. Waxaa nalaka soo wici karaa taleefonka maalin walba, xitaa dhammaadyada isbuuca iyo fasaxyada. Meel ka baxsan saacadaha xafiiskeena, lacala haddii uu degdeg jiro, fadlan la xiriir booliska (110).
Ambulante Beratung, Gewaltschutzberatung und Sicherheitsanalyse
Wir bieten Beratung und Information zum Thema häusliche Gewalt und zur Arbeit des Frauenhauses für Betroffene, Angehörige und Unterstützungspersonen. Die Beratung kann sowohl telefonisch als auch persönlich in unserer Außenstelle stattfinden. Sie kann auch anonym erfolgen.
Was können Sie tun, um die gewaltbedingte Krisensituation zu überwinden? Welche Möglichkeiten haben Sie, sich und ihre Kinder zu schützen? Wie können Sie zukünftig Ihr Recht auf körperliche Unversehrtheit umsetzen? Wir besprechen mit Ihnen Ihre individuelle Gefährdungssituation und den angemessenen Sicherheitsbedarf, auch unter Berücksichtigung der Möglichkeiten des Gewaltschutzgesetzes. Falls Sie in Göttingen nicht sicher genug sind, helfen wir Ihnen bei der Vermittlung in ein Frauenhaus in einer anderen Stadt.
Unsere Beratung unterliegt der Schweigepflicht. Ohne Ihre ausdrückliche Zustimmung werden keine Informationen an Dritte weitergegeben.
La talinta bukaan socodka, la talinta illaalada ka soo horjeedo rabshada, iyo falanqeynta badbaadada
Waxaan siinaa warbixin tallo rabshada qoyska iyo shaqada hoyga haweenka ee bukaanada, qoysaskooda, iyo dadka taageerayo. Wada tashiga wuxuu ku dhaci karaa midkood taleefonka ama qof ahaan xafiiskeena. Wuxuu sidoo kale noqon karaa qarsoodi.
Maxaad sameyn kartaa si aad uga soo kabsatid rabshada la xiriirto xaalada masiibo? Waxa aad sameyn kartid oo nafsadaada aad ku illaalisid iyo carruurtaada? Sidee ayaad u ogaan kartaa xaquuqdaada ee jir ahaan madax banaan mustaqbalka? Waxaan ka hadleynaa xaalada halistaada gaarka ah iyo baahiyada amniga macquulka ah, tixgelinta suurtogalnimada Xeerka Illaalada Rabshada. Haddii aadan badbaado kugu haboon ku laheyn Göttingen, waxaan kugu caawineynaa meeleynta hoyga oo magaalo kale.
Taladeena waxay quseysaa qarsoodiga. Iyada oo aan jirin ogolaanshahaaga cad, ma jiraan warbixin la siideynayo xisbi sadexaad.
Aufenthalt im Frauenhaus
Wenn Sie im Frauenhaus aufgenommen werden möchten, werden wir Sie in einem ausführlichen Vorgespräch nach den Gründen für die Aufnahme fragen und klären, ob das Frauenhaus für Sie das passende Hilfeangebot ist.
Frauen mit Alkohol- oder Drogenabhängigkeit, Selbst- oder Fremdgefährdung sowie Frauen, die ihren Alltag nicht eigenständig bewältigen können, können wir leider nicht im Frauenhaus aufnehmen.
Die Adresse des Frauenhauses ist anonym und wird nicht weitergegeben. Falls es zu einer Aufnahme kommt, vereinbaren wir mit Ihnen einen neutralen Treffpunkt und holen Sie dort ab. Bringen Sie – wenn möglich – wichtige Papiere und Dokumente von sich und ihren Kindern mit.
Aus Sicherheitsgründen kann es sein, dass wir Sie und Ihre Kinder nicht im Göttinger Frauenhaus aufnehmen können. In diesem Fall sind wir Ihnen gerne behilflich, ein anderes Frauenhaus zu finden.
Joogida hoyga haweenka
Haddii aad rabtid in lagaa diiwaangeliyo hoyga haweenka, waxaan weydiineynaa oo aan ka xaqiijineynaa haddii hoyga ku haboonyahay caawintaada oo hordhaca wadahadalka sharaxan ee ku saabsan sababaha ogolaanshaha.
Nasiib daro nooma suurtogaleyso in aan diiwaangelino haweenka ku tiirsan qamriga iyo daroogada, arimaha halis-ku jirka shaqsiga halis-ugu jirka waxyaabaha kale, iyo haweenka oo aan si madaxbanaan uga soo kabsan karin nololahooda joogtada ah ee hoyga haweenka.
Ciwaanka hoyga haweenka waa qarsoodi oo lama wadaagayo. Haddii ogolaanshaha la siiyo, waxaan diyaarineynaa in aan ku geyno goob dhexdhaxaad ah. La imow waraaqaha muhiimka ah iyo dukumintiyada—haddii ay suurtogal tahay—nafsadaada iyo carruurtaada.
Sababaha badbaadada laga yaabo in aysan noo suurtogalin in kugu guriyeyno iyo carruurtaada hoyga Göttingen. Xaaladaan, waxaan ku farxeynaa in aan kugu caawino helida hoy kale ee haweenka.
Das Angebot des Frauenhauses für die Bewohnerinnen umfasst Beratung und Unterstützung bei der Erfassung der Gesamtlebenssituation sowie individuelle Problemlagenberatung. Wir führen regelmäßig psychosoziale Beratung, selbstbestärkende Alltagsunterstützung sowie Krisenintervention durch. Nach Bedarf vermitteln wir weiterführende Unterstützungsangebote.
Wir unterstützen bei der Klärung der finanziellen Situation, bei der Wohnungs- und Arbeitssuche und im Umgang mit Ämtern und Behörden. Wir beraten bezüglich Trennung, Scheidung, Sorge- und Aufenthaltsrecht und stabilisieren bei der Auseinandersetzung mit Gewalterfahrungen.
Auch alle im Haus lebenden Kinder haben feste Ansprechpartnerinnen unter den Frauenhausmitarbeiterinnen, die sich um ihre Anliegen kümmern und mit ihnen den Frauenhausaufenthalt positiv gestalten.
Unsere Arbeit zeichnet sich durch professionelle Nähe und direkte Ansprechbarkeit aus. Wir arbeiten parteilich für die Frauen und ihre Kinder und setzen bei den Bedürfnissen der Einzelnen an.
Hoyga haweenka wuxuu siiyaa dadka degan tallo iyo caawinta hanti helida xaalada nolosha guud sidoo kale sida la talinta dhibaatada gaarka ah. Waxaan si joogta ah u sameynaa la talinta cilmi nafsiga, taageerida xoojinta shaqsiga maalin walba, sidoo kale sida wax qabadka masiibada. Waxaan bixinaa adeegyada taageero dheeraad ah sida loogu baahanyahay.
Waxaan caawinaa xaqiijinta xaaladaada dhaqaalaha ee guriga iyo shaqada iyo la macaamilka maamulada iyo saraakiisha. Waxaan ku talineynaa kala gooniyeynta, furitaanka, haynta carruurta, iyo xaquuqda daganaanshaha iyo ku caawinta korinta xasiloon oo lagu sheegayo waaya aragnimada rabshada.
Sidoo kale, carruurta oo dhan ee ku nool guriga waxay leeyihiin xiriir go’an ee ka mid ah shaqaalaha hoyga, oo daryeelayo walaacyadooda kaas oo ka dhigayo joogitaankooda ee hoyga haweenka waayo aragnimo wanaagsan oo iyaga ah.
Shaqadeena waxaa ku dhaqmo xirfadlaha u dhawaanshaha iyo qaab laheli karo oo toos ah. Waxaan ku shaqeynaa matalaada haweenka iyo carruurtooda iyo qiimeynaa kadib baahidooda shaqsiyaadka.
Nach dem Frauenhausaufenthalt unterstützen wir ehemalige Bewohnerinnen und ihre Kinder dabei, sich in der neuen Lebenssituation zurechtzufinden. Sie können weiterhin beraten und begleitet werden, sowie an regelmäßigen Gruppenangeboten für Ehemalige teilnehmen. Die ehemaligen Bewohnerinnen und ihre Kinder werden durch die Nachbetreuung bei der eigenständigen Existenzsicherung und Lebensführung unterstützt.
Kadib joogitaanka hoyga haweenka, waxaan taageernaa daganaanshaha hore iyo carruurtooda ee helitaanka wadadooda ee xaalad ku noolaansho cusub. Waxaad sii wadi kartaa in uu kulo jiro oo kula taliyo oo ka qeybqaato barnaamijyada joogtada kooxda ee qalinjabinta. Daganaanshaha hore iyo carruurtooda waxaa taageero daryeelka dabagalka ee madaxbanaanida noloshooda iyo qaabka nolosha.
Das Frauenhaus Göttingen bietet maximal zehn Frauen und ihren Kindern Platz. Jede Frau bewohnt ein Zimmer. Frauen mit mehreren Kindern stehen Doppelzimmer zur Verfügung. Das Frauenhaus hat drei Gemeinschaftsküchen, einen Gruppenraum, einen Gemeinschaftsraum, ein Spielzimmer für die Kinder und einen Garten.
Hoyga Haweenka Göttingen wuxuu leeyahay qolka ilaa toban haween iyo carruurtooda. Naag walba waxay ku nooshahay qol. Labo qol waxaa laga heli karaa haweenka dhoor carruur leh. Hoyga wuxuu leeyahay sadex jiko bulso, qolka kooxda, qolka kulanka, qolka ciyaarta ee carruurta, iyo beerta.
Die Bewohnerinnen des Frauenhauses versorgen sich und ihre Kinder selbst. Sie gestalten ihren Alltag eigenständig und treffen ihre eigenen Entscheidungen. Die Hausgemeinschaft wird von den Mitarbeiterinnen des Frauenhauses pädagogisch und organisatorisch begleitet. Es gibt regelmäßige Gruppenangebote für die Frauen und ihre Kinder. Jede Bewohnerin übernimmt bestimmte Aufgaben für die Hausgemeinschaft. Die Einhaltung der Hausordnung ist verbindlich für alle Bewohnerinnen damit das Zusammenleben im Haus für alle angenehm ist.
Daganaanshahaan hoyga haweenka waxay ilaaliyaan nafsadooda iyo nafsada carruurtooda. Waxay go’aansadaan nolol maalmeedkooda nafsadooda oo sameeyaan go’aankooda gaarka ah. Qoyska wuxuu helaa taageerada waxbarashada iyo hay’ada ee shaqaalaha hoyga. Waxaa jiro bixinada koox joogto ah ee haweenka iyo carruurtooda. Daganaansho walba wuxuu u qaadaa waajibaadyo gaar ah qoyska. U hogaansanaanta sharciyada guriga qasab ayay u tahay dhammaan dadka dagan si markaas nolosha lagu wadaago guriga ay dhammaan raaxo u tahay.
Kontakt
Telefon: 05 51/ 52 11 800
E-Mail: info@frauenhaus-goettingen.de
Xiriirka
Phone: 05 51/ 52 11 800
Mail: info@frauenhaus-goettingen.de